Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ra’isalwasaare xigeenka Fadaraalka oo ubaqoolay Dalka Ingiriiska
    Somalia

    Video:-Ra’isalwasaare xigeenka Fadaraalka oo ubaqoolay Dalka Ingiriiska

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 7, 2019Updated:February 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mahdi Guuleed oo London u aaday ka qaybgalka xaflada 8da feb oo ah sanadguuradii 2aad ee kasoo wareegtay markii la doortay Farmaajo ayaa sheegay inuu dowladda UK la kulmi doono, si loo sii xoojiyo xiriirka labada dal ka dhaxeysa, sidoo kalena la kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed.

    Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ayaa sheegay inuu Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u soo bandhigi doonaan waxqabadkii labada sano ee ay jirtay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

    Munaasabadda ka dhici doonta magaalada London ayaa waxaa ka qeyb geli doona Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/weli Muudey, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow iyo wafdia uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed

    Dowladda Soomaaliya ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta munaasabadda labo sano guuradii ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo dad badan su’aal geliyeen mudada labada sano waxa ka qabsoomay balan-qaadkii Madaxweyne Farmaajo sida in Al-Shabaab uu dalka uga saarayo labo sano.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    June 21, 2025

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.