Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo Go,aan ka gaaray Qaabka loo ansixinayo Golaha Wasiirada (Daawo)
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo Go,aan ka gaaray Qaabka loo ansixinayo Golaha Wasiirada (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2019Updated:February 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta u codeeyay in Wadar ahaan loo ansixiyo Wasiirada Cusub ee Madaxweyne Deni uu soo Magacaabi doono Saacadaha soo socda.

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa u codeeyay in si Wadar ah loo ansixiyo Golaha Wasiiradda, kaddib dood dheer oo ay yeesheen Mudanayaashu.

    Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 53 Xildhibaan, Iyadoona 26 xildhibaan ay ogalaadeen in si wadar ah loo ansixiyo, halka 24 Xildhibaana ay u codeeyeen in mid mid loo ansixiyo Wasiirada, waxaana ka aamusay3 Xildhibaan.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Natiijada Codeynta ku Dhawaaqay, ayaa Sheegay in Baarlamaanku uu goโ€™aansaday in wadar lagu ansixiyo Wasiirada cusub ee la sugayo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/244391359797603/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.