Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo Magacaabay Madaxweyne Deni.
    Somalia

    Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo Magacaabay Madaxweyne Deni.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2019No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Soo dhisay Golaha Xukuumadda, kuwaas oo Maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay Magacaabistooda.

    Madaxweyne Deni ayaa soo Dhisay Gole Wasiiro oo ka kooban 18 Wasiir, 18 Wasiir ku-xigeen iyo 9 Wasiiru dowle, waxaana ay u badan yihiin xubno si weyn loo hadal haayay Magacaabistooda.

    Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland ayaa waxaa kasoo muuqday Cabdisamad Gallan oo loo Magacaabay Wasiirka Amniga iyo Xasan Shire Abgaal oo loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland, kuwaas oo ah saaxibada dhow ee Madaxweyne Deni.

    Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland ee uu soo Magacaabay Madaxweyne Deni.

    1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud

    2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad

    3. Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan

    4. Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal

    5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange

    6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan

    7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan

    8. Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse

    9. Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.

    10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)

    11. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac

    12. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey

    13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden

    14. Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid

    15. Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi

    16. Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash

    17. Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse

    18. Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)

    Wasiir kuxigeeno.

    1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

    2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed

    3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

    4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.

    5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.

    6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte

    7- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi

    8- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

    9- Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

    10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

    11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi

    12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax

    13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

    14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.

    15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden

    16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud

    17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi

    18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi

    Wasiiru dowlayaasha

    1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

    2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle

    3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

    4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim

    5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.

    6- Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed

    7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.

    8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.

    9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.