Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada PSF-ta Puntland oo gacanta ku dhigay Xubno iyo Saad loo waday Daacish (Sawirro)
    Somalia

    Ciidamada PSF-ta Puntland oo gacanta ku dhigay Xubno iyo Saad loo waday Daacish (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Ciidamada amniga Dowladda Puntland ee PSF-ta, ayaa Shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen Xubno ku biirayay Kooxda Argagixisada ah ee Daacish.

    Qoraal lagu daabacay barta Facebook ee Ciidamada PFS-ta Puntland, ayaa lagu sheegay in Howlgal ay ka sameeyeen Ciidamadu Buuraleyda iyo Toggaga Gaaca, Guban iyo Moqor ee Koonfurta Bari ee Magaalada Boosaaso, ay kusoo qabteen xubno doonayey in ay ku biiraan ururka argagixisada Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari.

    Sidoo kale, Ciidamada amniga ee PSF-ta ayaa Sheegay inay gacanta ku dhigeen Saad la doonayay in la gaarsiiyo Kooxdaas, oo ay la socdeen xubnaha ay gacanta ku dhigeen Ciidamadu.

    Ugu Dambeyntii, Ciidamada amniga Dowladda Puntland ee PSF-ta, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay Ciidamada amniga laย wadaagaan wixii xog iyo macluumaad cadow ah, si Puntland looga sifeeyo kooxaha Argagixisada ah ee Daacish iyo Al Shabaab.

    Sawirro.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.