Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Afrika Oo Taageeray Cafinta Daymaha Soomaaliya.
    Somalia

    Midowga Afrika Oo Taageeray Cafinta Daymaha Soomaaliya.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Midowga Africa Ayaa Shaaciyey Inay Taageeri Doonaan Qorshaha Dowladda Somalia Ku Doonayso In Loo Cafiyo Lacagaha Daymaha Caalamiga Ee Lagu Leeyahay, Taasi Oo gaareyso ย 4.6 Billion Oo Dollar.

    Midowga Africa ayaa Sheegay in Haddii Soomaaliya Laga Cafiyo Lacagaha Daymaha Inay Taasi U Oggolaan Karto Sonalia Inay Helaan Kaalmayn Caalami Ah.

    Hadalkaasi Ayaa So Obaxay, Kadib, Markii Ay Saraakiisha DFS, Ururadda Bulshadda Rayidka, Ururadda Horumarinta Caalamiga Ayaa Ugu Baaqay Ururka Midowga Afrika Inay U Ololeeyaan Sidii Somalia Looga Cafin Lahaa Daymaha Lagu Leeyahay.

    Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Dhaqaalaha Ee DFS, Jamaal Maxamed  Xasan Ayaa Sheegay Inay Somalia U Baahan Tahay Iskaashi, Si Looga Cafiyo Daymaha Lagu Leeyahay, Wuxuuna Hoosta Ka Xariiqay Inay Taasi Taageero Ka Geysan Doonto Qorshaha Horumarinta Ee Somalia.

    Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee DFS, Axmed Ciise Cawad Ayaa Isagana Sheegay Haddii La Cafiyo Daymahaasi Inay Taasi La Micno Tahay Inay Wax Badan Laga Qaban Karo Arrimaha Gudaha Somalia, Gaar Ahaan Arrimaha Dadka Barakacayaasha Oo Ay Horey Madaxda Dalalka Afrika Uga Hadleen Kulankoodii 32-Aad Ee Shalay Ugu Soo Gebageboobay Magaalladda Addis Abeba.

    Si Kastaba Ha Ahaatee, Somalia Si Looga Cafiyo Daymaha Caalamiga Waxaa Loo Baahan Yahay Inay Hayโ€™adda Lacagaha Calaamiga Ee IMF Ansixiso Si Ay Agaasimayaasha IMF Dib U Eegaan Horumarka Somaliaย  Iyo Inay DFS Wada-Xaajood La Galaan Deeq Bixiyayaasha Khaaska si ay uga cafiyaan Daymahaasi.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.