Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal dhex-maray Ciidamada Jabuuti iyo Al-Shabaab.
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal dhex-maray Ciidamada Jabuuti iyo Al-Shabaab.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JALALAQSI (IDIL NEWS)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duleedka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jabuuti oo ka mid ah Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya.

    Dagaalka ka hor ayaa ciidamada Jabuuti waxa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen duleedka degmadaas,kadib markii weeraro hoobiyeyaal ah lagu qaaday Saldhig ay halkaasi ku lahaayeen,hayeeshee waxaa weerar kusoo qaaday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

    Dadku sugan degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in dagaal culus uu duleedka degmada Jalalaqsi ku dhexmaray ciidamada Jabuuti iyo Ururka Al-Shabaab,hayeeshee aysan cadeyn karin  khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

    Al-Shabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha Internet-ka waxa ay ku sheegeen in dagaalkaas ay ciidamada Jabuuti khasaaro ku gaarsiiyeen,waxaana jirin warar madax banaan oo xaqiijinya warka kasoo baxay Al-Shabaab.

    Saraakiisha ciidamada Jabuuti oo ka mid ah AMISOM ayaa weli dhankooda dagaalkaas ka hadlin,waxaana jirtay in habeen ka hor saldhiga Ciidamada Jabuuti ee degmada Jalalaqsi ay Al-Shabaab  hoobiyeyaal ku weerareen taas oo keentay inay Ciidamada Jabuuti dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay sameeyaan.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.