Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Casuumaad u diray Madaxweynaha Somaliland.
    Somalia

    Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Casuumaad u diray Madaxweynaha Somaliland.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu wadda in maalinimada burrito ah uu safro Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaddib Casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowladda Itoobiya.

    Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa in uu Addis ababa kula kulmo Raโ€™iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaas oo ay ka wada hadli doonaan xariirka labada dhinac iyo is-bedelada ka socda Gobalka Gees Africa.

    Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Addis ababa, ayaa ah kii ugu horeeyay ee Biixi uu ku tagayo, tan iyo markii uu is-bedelku ku dhacay Itoobiya, Raโ€™iisulwasaarahana loo doortay Mr. Abiy.

    Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir dhinacyo badan oo ku qotama, kaas oo ay ugu waa weyn yihiin Dhinacyada Ammaanka, dhaqaallaha iyo is-dhexgalka Bulshadda.

    Safarkaan Biixi uu ku tagayo Addis Ababa, ayaa kusoo aadaya xilli Soomaali badani aaminsan yihiin in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya uu Mamnuucay in Madaxda Dowlad Gobaleedyadu ay tagaan Dalalka dariska ah, Wallow Somaliland ay horey ugu dhawaaqday inay ka goโ€™day Soomaaliya.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.