GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa amar duldhigay dhammaan NGO-yada maxalliga ah ee ka hawlgala gobolka Nugaal.
Guddoomiye C/salaam Gu’jir ayaa Qoraal uu soo saaray ku war-galiyay Dhamaan Hay’adaha NGO-yada inay qaataan Warqadda ruqsada 2019, ee registration latter.
Halkaan Hoose Ka Akhriso Amarka Guddoomiyaha Gobalka Nugaal.

IDIL NEWS
