Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada AMISOM oo isaga guuraya Maanta Kulliyadda Jaalle Siyaad.
    Somalia

    Ciidamada AMISOM oo isaga guuraya Maanta Kulliyadda Jaalle Siyaad.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM), gaar ahaan kuwa Burundi ayaa maanta la filayaa inay isaga guuraan Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magalada Muqdisho, halkaas oo mudo dhowr sano ah ay gacanta ku hayaan.

    Masโ€™uuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta tagaya Kulliyadda Jaalle Siyaad si Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya loogu wareejiyo.

    Kulliyadda Jaalle Siyaad ayaa waxaa ay ka mid tahay Saldhigyada ugu weyn ee Muqdisho ee Ciidamada AMISOM,waxaana AMISOM ay dhawaan sheegtay in ay dayactir ku sameysay maadaama dagaaladii sokeeye ay ku bur bureen dhismayaasha qaar ee Kulliyadda.

    Waa Saldhigii Saddexaad ee Ciidamada AMISOM ay ka guuraan Magaalada Muqdisho,waxaana ay horay uga guureen Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.