Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax xoog leh oo goor dhawayd ka dhacay Maka Almukarama(Daawo)
    Somalia

    Qarax xoog leh oo goor dhawayd ka dhacay Maka Almukarama(Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2019Updated:February 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax aad u xoogan oo goordhaw lagu weeraray hotel Maka Almukarama Muqdisho.

    Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan badan oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Laamiga Maka Al mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoosyada Dabka iyo Shaqaalaha.

    Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah oo lagu weeraray Hotelka Maka Al Mukarama, waxaana la maqlayaa rasaas aan wali la ogeyn cida rideysa.

    Qaraxan oo ahaa mid aad u xoog badan ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, qarax ayaana saameyn xoogan xitaa ku yeeshay guryo ka fog halka lala eegtay sida dadka deefgaanka noo sheegeen,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/100004380526607/videos/1226365610852778/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    June 22, 2025

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.