Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Geelle oo Garwadeen ka noqonaya Wada-hadalada DF Somalia iyo Somaliland.
    Somalia

    Madaxweyne Geelle oo Garwadeen ka noqonaya Wada-hadalada DF Somalia iyo Somaliland.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JABUUTI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle, iyo xubno ka socda Maamulka Somaliland, ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada  Jabuuti.

    Masโ€™uuliyiintan uu la kulmayo Madaxweyne Geelle ayaa waxaa Horkacaya Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Iyagoona shalayto tagay Dalka Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad u fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti.

    Madaxweyne Geelle ayaa la sheegay inuu kala hadli doona Masโ€™uuliyiinta xisbiga tallada haya ee Somaliland inay aqbalaan in dib loo bilaabo Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya.

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan tagay dalka Jabuuti, waxaana uu ka codsaday in uu garwadeen ka noqdo Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

    Madaxweynaha Jabuuti ayaa lagu yaqaanaa in uu dadaal badan ku bixiyo Wadahadaladda Umadda Soomaaliyeed, Isagoona intii uu Jabuuti Hoggaaminayay lagu xasuusto in uu qabtay Shirarkii dib u heshiisiinta Soomaalida, oo uu kamid ahaa Shirkii Carta.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.