GENEVA (IDIL NEWS)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay waxa ay gaareen magaalada Geneva ee dalka Switzerland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey.
Raโiisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo laโaanta dhallinyarada , haweenka iyo xaquuqul Insaanka.
Inta uu joogo Geneva, ayaa Raโiisul Wasaaruhu waxa uu hadal ka jeedinayaa kulanka Golaha xuquuqul insaanka ee la filayo in uu dalkaasi ka qabsoomo.
Daawo.
Sawirro.
IDIL NEWS




