Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Magaalada Jubba.
    Somalia

    Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Magaalada Jubba.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JUBBA (IDIL NEWS)-Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abi Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Maanta oo Isniin ah waxa ay booqashoku tageenย  Magaalada Jubba ee koonfurta Sudan.

    Wafdiga ayaa waxaa  Garoonka diyaaradaha Magalada Jubba kusoo dhaweeyay Xubno uu hoggaaminayay Madaxweynaha koonfurta Sudan Salva Kiir.

    Wasiirka Arrimaha gudaha Eritrea, Yemane Gebremeskel  ayaa sheegay in labada hogaamiye ay booqasho halmaalin ah ku joogi doonaan Magalada Jubba,islamarkaana kulan Saddex geesood ah ay la yeelan doonan Madaxweyne Salva Kiir.

    Kulanka ayaa waxaa ay diirada ku saaridoonan arrimo la xiriira danaha Wadadamadaas,waxaana xusid mudan in shalay Magalada Asmara ee dalka Eritrea ay kulan Saddex geesood ah ay ku yeesheen Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, Raโ€™iisul Wasaaraaha Itoobiya Abi Axmed iyob Madaxweynaha Kenya Uhru Kenyatta.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.