Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»AaranJaan iyo Damjadiid oo bilaabay isbahaysi (Campaing Election 2020)
    Somalia

    AaranJaan iyo Damjadiid oo bilaabay isbahaysi (Campaing Election 2020)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 5, 2019Updated:March 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa bilaamay isbahaysiga cusub ee AaranJaan-Damjadiid oo ku aadan (Campaing Election 2020)

    Deni Iyo Sambalooshe,ayaa ku shiray Hotel Eyl si Madaxweyne Farmaajo loo curyaamiyo oo mustaqbalka Raisulwasaaruhu u noqdo Nin reer Puntland ah oo ay wtaaan kooxdan isbahaysatay.

    Sanbalooshe oo aad ugu dhow Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh gacansaar xoog lehna la leh kooxda DamJadiid ayay Madaxtooyada Puntland waxay dejisay Eyl Palace Hotel.

    Sanbalooshe,ayaa Garowe u yimid isku xir isbahaysi mucaarad oo ka dhan ah Dowladda Fadaraalka, kaas oo ay garwadeen ka tahay kooxda DamJadiid.

    Dhanka kale Shirkii lagu balamay in uu Garowe ka qabsoomo 20-ka bishan Maarso,ayaa u muuqda mid baaqday kadib markii uu Madaxweyni Deni bilaabay abaabulka iyo isku xirka mucaaradka Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raโ€™iisul wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre.

    Dhaqdhaqaaqa isbahaysigan cusub ee Aaranjaan-damjadiid,ayaa si dardar leh usocday Todobaadyadii lasoo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.