Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Siyaasi CC Warsame oo ka hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.
    Somalia

    Siyaasi CC Warsame oo ka hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay War saxaafadeedkii Madaxtooyada Soomaaliya ka soo saartay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

    C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in qoraalka Villa Somalia uu yahay xadgudub lagula kacayo caqliga iyo garaadka shacabka Soomaaliya, isla markaana aan la soo hadal qaadin xuduntii khilaafka.

    โ€œWaa xadgudub lagula kacayo caqliga iyo garaadka shacabka Soomaaliyeed in ay Villa Somalia tiraahdo Kenya iyo Soomaaliya way heshiiyee iyaga oo aan soo hadal qaadin xuduntii khilaafka dhalisayโ€ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur.

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in waajib dastuuri iyo mid wadani ay tahay in shacabka runta loo sheego, waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha inuu runta ka sheego wada hadaladii Addis Ababa iyo Nairobi.

    Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Saxaafadda Soomaalida in aysan soo minguurin qoraalka Villa Somalia ee ay baaritaan dheeraad ku sameyso suโ€™aalo wax ku oolna la timaado.

    Madaxtooyada Villa Somalia ayaa goor sii horeysay qoraal u muuqday mid hal dhinac ah ka soo saartay wada hadalada Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenuya Uhuru Kenyatta, iyadoo aan la socon faah faahin rasmi ah.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.