Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ergada Soomaaliya oo QM u gudbisay Qoraal ay uga hadashay khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya (Akhriso)
    Somalia

    Ergada Soomaaliya oo QM u gudbisay Qoraal ay uga hadashay khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    NEW YORK (IDIL NEWS)-Ergada dowlada Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa qoraal ashtako oo ay ku beeninayaan sheegashada dowlada Kenya ee ah inay Soomaaliya xaraasheyso badda ay labada dowladood ku muransan yihiin u gudbisay Golaha joogtada ah ee Qaramada Midoobay.

    Qoraalkan ay ergada gudbisay ayaa ku taariiqeysnayd 5ta bishan March 2019 oo ku beegneyd maalintii uu Madaxweyne Farmaajo booqashada ku tegey magaalada Addis Ababa ee dalka Kenya.

    โ€œDowlada Soomaaliya marnaba ma iibgeyn mana xaraashin dhul badeed aysan lahayn waxayna dowlada Soomaaliya sugeysaa natiijada ka soo baxda dacwada hortaal Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ taasoo la rajeynayo in ay goโ€™aan ka gaarto sanadka 2020ka khilaafka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.โ€ayaa lagu yiri qoraalkan.

    Sidoo kale Qoraalkan ayaa ergadu waxa ay ku sheegeen in dowlada Soomaaliya ay u xaqiijisay dowlada Kenya 25kii Febraayo 2019 inaysan dowlada Soomaaliya aysan iibgeyn ama xaraashin dhul badeedka ay dacwadoodu taal Soomaaliya iyo Kenya.

    Inkastoo warqadan loo gudbiyay guddiga joogtada ah ee Qaramada Midoobay ayaa hase ahaatee waxaa soo baxay warar sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in wadahadal laga galo khilaafka badda ee u dhexeeya labada dal.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.