Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare kheyre oo maanta tagaya Kismaayo iyo ammaanka oo la adkeeyay.
    Somalia

    Ra’iisulwasaare kheyre oo maanta tagaya Kismaayo iyo ammaanka oo la adkeeyay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KISMAAYO (IDIL NEWS)-Raโ€™iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda ka degaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

    Wafti horu-dhac ah oo isigu jira Ilaalada Raโ€™iisulwasaaraha iyo saraakiil katirsan Xafiiskiisa ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo, si ay gogal xaar ugu noqdaan Mr. Kheyre.

    Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana la xiray Waddooyinka  Magaalada soo gala, halka Ciidamo si weyn u hubeysana ay gaaf wareegayaan Xaafadaha Kismaayo.

    Raโ€™iisulwasaare Kheyre ayaa markii uu gaaro Magaalada Kismaayo waxaa uu kulan la qaadan doonaa Madaxda ugu sareysa Dowladda Jubbaland oo uu ka mid yahay Madaxweyne Axmed Madoobe.

    U jeedka Kheyre ee safarka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu qeyb ka yahay xalinta khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jubbaland oo mudo soo jiitamayay,waxaana la sheegay in arrintaasi ay ka Shaqeeyeen Xildhibaano ka tirsan labada Aqal.

    Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Idil News.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.