Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa magaca ka Bedelay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Dowladda Puntland. IDIL NEWS
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PLNovember 19, 2025