Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo ka hor-timid Go,aan kasoo baxay DF Soomaaliya (Akhriso)
    Somalia

    Jubbaland oo ka hor-timid Go,aan kasoo baxay DF Soomaaliya (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KISMAAYO (IDIL NEWS)-Iyadoo dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ay ku amartay Jaamacadaha ku yaalla dalka inaysan qaadan karin Arday aan soo marin imtixaanka ay qaado Wasaaradda, ayaa waxaa Goโ€™aankaas kasoo horjeestay Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.

    Warqad kasoo baxday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Axmed Maxamed Cabdirisaaq ( Handal) ayaa lagu sheegay in Goโ€™aanka dowladda aysan suuragal aheyn, isla markaana ardayda aan lagu xujeen  inay galaan laba imtixaan.

    Sidoo kale, Warqada Wasaaradda waxbarashada jubbaland lagu sheegay in amarkaas kasoo baxay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ay la wadaageen Madaxeynaha Jubbaland, isla markaana uu ku amray in ardayda deegaanada Jubbaland gelin lama imtixaan,waxaana Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya laga dalbaday inay goโ€™aankaas dib u eegis ku sameyso.

    Hoos Ka Akhriso Wareegtada Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.