Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo la wareegtay degaanka Xawaadley
    Somalia

    Al-Shabaab oo la wareegtay degaanka Xawaadley

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    XAWAADLEY (IDIL NEWS)-Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobalka Shabellaha Dhexe, ayaa Sheegaya in Dagaalyahanada Al-Shabaab ay la wareegeen Degaanka Xawaadley oo ku yaalla duleedka Balcad.

    Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa la Sheegay inay gudaha u galeen Degaanka Xawaadley oo dhowr Kiilo Mitir u jira Degmada Balcad, kaddib markii ay saaka isaga baxeen Ciidamada Xoogga Dalka oo ay soo dul fariisteen Shabaabku.

    Dhanka kale, Wararka ayaa Sheegaya in dagaal waqti kooban qaatay ay Al-Shabaab kula wareegayn degaanka, waxaana jira Abaabul ay wadaan Masโ€™uuliyiinta Hirshabelle oo dib looga saarayo Al-Shabaab degaanka Xawaadley ee degmada Balcad.

    Al-Shabaab ayaa Habeeno ka hor qabsaday Degmada Balcad, iyagoona gubay Saldhiggii degmada iyo gaadiid yiilay Saldhigga degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

    Wixii Kasoo kordha kala soco Idil News.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.