Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab oo dagaal ku qabsatay Degaanka Dag-allamo
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab oo dagaal ku qabsatay Degaanka Dag-allamo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DAG-ALLAMO (IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya deegaannada dhaca xuduudda Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal muddo kooban socday.

    Ciidamo katirsan Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Dag-allamo oo hoos taga degmada Dhoobleey ee Jubbada Hoose, dagaal xooggan ayaa la sheegay in uu halkaas ku dhaxmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland.

    Wararka ayaa sheegaya in Shabaab ay u suuragashay in ay la wareegaan gacan ku heynta deegaankii dagaalku ka dhacay.

    Inta uu socday dagaalka waxaa jiray khasaare ka dhashay,waxaama lasoo sheegayaa in laba askari oo ka tirsan Maamulka Jubaland ay ku geeriyoodeen tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

    Lama soo sheegin khasaare soo gaaray shacabkii daganaa degaanka lagu dagaalamay, inkastoo sidoo kale aan lasoo warin iyana haddii uu jiro khasaare soo garaay Shabaab.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.