Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiye Mursal oo Mooshin loo gudbiyay
    Somalia

    Guddoomiye Mursal oo Mooshin loo gudbiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Ajandihii lagu waday in maanta looga hadlaayo kulankii Golaha Shacabka ee baaqday.

    Xildhibaanadda oo gaaraya 17 Mudane, ayaa dalbaday in kulanka looga hadlo Xaaladda Ammaanka ee dalka ee sii xumaaneysa, islamarkaana loo baahan yahay in dib loo dhiggo ka hadlidda Arrimaha dastuurka.

    Waxaa uu sheegeen in loo baahan yahay in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay muujiyaan matalaad rasmi ah oo aysan ka aamusin Xasuuqa ku socda Shacabka kunool Magaalada Muqdisho.

    Ammaanka Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyay faraha ka baxay, waxaana ka dhacaayay dilal iyo Qaraxyo joogto ah.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.