Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Xaalada amni ee Dalka.
    Somalia

    Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Xaalada amni ee Dalka.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya kulankii Amniga ee todobaad ka hor ku dhamaaday buuqa iyo fowdada, kaddib muran ka dhashay in warbaahinta dibadda looga saaro kulanka.

    Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta uu jiro kulankii Amniga looga hadi lahaa, waxaana lala socodsiiyay Xildhibaanada inay waqtiga ilaaliyaan.

    Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo ka lahaa sidii habsami u socodka kulanka Baarlamaanka si caadi ah loogu soo celin lahaa, xaaladana loo dejin lahaa.

    Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ayaa isku afgartay in la dhowro nidaamka iyo sharciga, waxaana qorshuhu yahay in maanta Xildhibaanada dooda amniga sii ambaqaadaan, isla markaana warbaahinta goobjoog ka noqoto.

    Wararka ayaa sheegaya in Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada ay maalinta berri hortagi doonaan Baarlamaanka, si ay uga jawaabaan suโ€™aalaha Xildhibaanada.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.