Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daacish oo qaadatay masuuliyada Qaraxyadii Sirilaanka
    Somalia

    Video:-Daacish oo qaadatay masuuliyada Qaraxyadii Sirilaanka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2019Updated:April 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Copenhegen,idil News..Raโ€™iisul-wasaraha Sri Lanka Ranil Wickremesinghe ayaa weriyayaasha magaalada Colombo ugu sheegay inuu rumaysan yahay in kooxda Daacish ay ku lug ku lahayd weerararaadi, wuxuuna ka digay inay dhici karto weerarro kale oo dalkaasi ka dhacay.

    RW ataa sheegay in hayโ€™addaha amniga ee Srilanka ay si dhow ula socdeen dadka Srilanka u dhashay ee ku biiray kooxda Daacish kuwaasi oo ku soo noqday Sirlanka.

    Saraakiisha Sirdoonka Srilanka ayaa loo sheegay saacado ka hor inta aanu weerarradan dhicin, iyadoo looga digay in kooxo Islaamiyiin ah ay weerarro damacsan yihiin inay fuliyaan.

    Saraakiisha sirdoonka Hindia ayaa la xiriiray dhigooda Sri Lanka laba saac ka hor inta aan weerarka koowaad dhicin.

    Wasiirka difaaca Sri Lanka Ruwan Wijewardene ayaa isna maanta sheegay in weerarrada ay ahaayeen kuwa looga aargudanayay weerarada labadii masjid ee bishii hore ka dhacay dalka New Zealand.

    Todobo nin oo weeraradaasi ka dambeeyay ayay magcohooda ku sheegeen Abu Ubayda, Abu al-Mukhtar, Abu Khalil, Abu Hamza, Abu al-Baraโ€™a, Abu Muhammad og Abu Abdullah.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.