Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay in Baarlamaanku laalay amarkii Deg-dega ahaa Ee Muuse Biixi saaray Sanaag
    Somalia

    Video:-Cabdiraxmaan Cirro oo sheegay in Baarlamaanku laalay amarkii Deg-dega ahaa Ee Muuse Biixi saaray Sanaag

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2019Updated:May 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir Gudoominayay Afhayeenka Golaha Baashe Maxamed Faarax, oo ay kusoo xaadireen 107-xildhibaan si wadajir ah labada Gole, ayay xildhibaanada badankoodu kaga soo horjeesteen go’aanka Madaxweyne Biixi.

    Shirgudoonka Golaha,ayaa markii uu ogaaday in ay badan yihiin xildhibaanadda goโ€™aanka Madaxweynaha ka soo horjeedda soo xiray kalfadhigii,isla markaana balamiyay maalinta sabtidda ah Xildhibaanada,taasoo buuq iyo sawaxan xoog leh ay ka dhalatay.

    Dhanka kale Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro,ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in baarlamaanku si aqlabiyad leh udiiday amarkii deg-dega ahaa ee uu soo rogay Madaxweyne Muuse Biixi,hoos ka daawo muuqaalka.

    .

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.