Maxkamadda darajada 1aad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatey dhageysiga dacwada kiiska marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo saakay oo sabti ah dib loogu balansanaa.
Dood adag,ayaa ka dhacday goobta,taaoso dhexmartay Xeer-ilaaliyaha guud iyo qareemada udoodayay eedaysanayaasha,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka