Deegaanada Puntland 3-sano ee ugu danbeeyay waxaa sii xoogaysanayay abaarta ka jirta, ilaa ay gaartay inay guraan ceelashii biyaha ee ay ku baxsan jireen dadka iyo duunyaduba.
Togga Garowe oo kamid ah togaga ay maraan biyaha ugu badan xili roobaadyada ayaa aysan jirin Dowlad iyo Shacab ka ka faa’iidaysta.