MD Farmaajo saacada geeska Africa markay ahayd, 14:00,ayuu Muqdisho kasoo degey.
14:20 Waxaa shir Albaabadu u xiranyihiin VIP-da garoonka kula galay. Wakiilada beesha caalamka ee kala ah:-
1-Safiirka Mareykanka.
2- Safiirka Ingiriiska.
3-kusimaha ergeyga Qaramada Midoobey.
4- Wakiilka Midowga Yurub.
Illa hadda shirku wuu socdaa,waxaana qaybta VIP-da ee garoonka Aadan-cade Muqdisho laga saaray dhamaan Dadkii kaloo idil oo ay ku jiraan masuuliyiinta kale ee Dowlada Fadaraalka ah.
Jibril qoobey.