Shir Sadex geesood ah,ayaa madaxda Dowladaha Puntland,Hirshabeele iyo koonfurgalbeed uga furmay Magaalada Garowe caawa.

Saddexda madaxweyne ee Deni, Lafta-garee iyo Waare oo kalmado koob kooban jeediyey,ayaa sheegay in ujeedada shirkoodan uu yahay iskaashi saddexdan maamul dhexmaraya iyo wax wada qabsi,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka