Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nin ganacsade ah oo lagu dilay duleedka Muqdisho
    Somalia

    Nin ganacsade ah oo lagu dilay duleedka Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nin ganacsada ah ayaa lagu dilay galinkii danbe ee maanta  goob ganacsi oo uu ku la haa is goyska X Koontarlool  Afgooye ee duleedka magaalada caasimadda Muqadisho.Dilka ayaa waxaa wararku ay sheegayaan iney fuliyeen laba nin oo  ku hubeysnaa Bastoolado ayaa toogtay ninka ganacsadaha ah oo ku sugnaa goobtiisa Ganacsi,.

    Raggii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday ka hor inta aysan halkaasi soo gaarin ciidanka ammaanka oo ka sameeyay baaritaan aanu jirin wax ka soo naaso cadaaday ama lagu soo qabtay raggii dilka u geeystay ninka ganacsada ah.

    Ehelada marxuumka la dilay ayaa sheegay in wiilkooda ay dishay gacan ka xaq daran, islamarkaana loo baahan yahay in dabagal lagu sameeyo.

    Dhanka kale meel ku dhaw Ex-control Afgooye ayaa waxaa ka dhacay Qarax Miino, oo aan geysan wax khasaare ah, maadaama uu qaraxa dhacay markii uu gudbay gaariga bartilmaameedka ahaa oo halkaasi maray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    June 23, 2025

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    June 23, 2025

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.