Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Gudoomiyaha Hayโada Musiibooyinka Puntland ayaa kulan laqaatay wafdi kasocda Xafiiska Midawga Yurub qaybtiisa Biniโaadantinimada.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa kuweheliyay madaxda hayโada UNICEF Puntland.
Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii midawga Yurub uu uga taageeri lahaa shacabka Puntland saamaynti kadhalatay abaarti kadhacday Puntland.
Midawga Yurub ayaa balanqaaday barnaamijyo xalwaara loogu helaya abaaraha soo noqnoqday.
