Madaxwayne Siciid Deni ayaa sheegay in xukuumadiisu ay wado sidii dhalinyarada Puntland loogu abuuri lahaa fursado shaqo iyo goobo ay kusoo bandhigaan xirfadahooda khaaska ah.
Deni ayaa shaaciyay inay u hawl-galayaan sidii loo tayayn lahaa garoomada kubadda cagta ee Maagaaloyinka waayayn iyo sidii loo dhamaystiri lahaa kuwa hadda dhismayaashoodu socdaan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose kad aawo muuqaalka