Dhawaqa hoobiyaaal ay is weydaarsanayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa saaka ka dhacaya aga-gaarka Yubbe-sida ay goobjoogayaal ii sheegeen.
Wasiirka Amniga Puntland iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland ayaa weli ku sugan Badhan.