Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG DEG – Xisbiga Waddani oo kashifay xiriirka u dhaxeeya Somaliland, Sanbaloolshe & CC Shakuur (Daawo)
    Somalia

    DEG DEG – Xisbiga Waddani oo kashifay xiriirka u dhaxeeya Somaliland, Sanbaloolshe & CC Shakuur (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu ka hadlay kulan dhawaan Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku dhexmaray masโ€™uuliyiin ka tirsan Somaliland iyo hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiramaan Cabdishakuur Warsame.

    Cismaan Afgaab oo shir Jaraaโ€™id warbaahinta Maanta ugu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in aysan aheyn markii ugu horeysay oo Masโ€™uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Kulmiye iyo Cabdishakuur Warsame kulan yeeshaan,hayeeshee ay dhacday marar badan oo horey in kulamo yeesheen.

    Isaga oo sii hadlaayay Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani ayuu sheegay in Magaalada Hargeysan uu yimaado Taliyihi hore ee Ciidamada Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Cabdullaahi Sanbalooshe,isla markaana Masโ€™uuliyiinta Xukuumadda Somaliland ay kusoo dhaweeyaan Garoonka ayna Hargeysan ka dejiyaan Hotel.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.