Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro:-Nin ku hubeysnaa Tooreey oo Dil iyo dhaawac u geystay Arday
    Somalia

    Sawirro:-Nin ku hubeysnaa Tooreey oo Dil iyo dhaawac u geystay Arday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ardayad dhigan jirtay Dugsiga Hoose ayaa geeriyootay, halka 16 kalena ku dhaawacmeen weerar uu Nin ku hubeysan tooreey uu saakayto ka geystay goob basaska laga raaco oo ku taalla duleedka caasimadda dalka Japan ee Tokyo.

    Idaacadda Qaranka dalkaasi ee NHK waxay ka soo xigatay Boliska inuu weerarkaasi ka dhacay magaalladda Kawasaki ee dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda Tokyo.

    16 gabdho Arday ah iyo 2 qof oo qaangaar ah ayaa iyagana lagu dhawaacay, kadib, markii uu Nin ku hubeysnaa dhowr tooreey uu si saf-mar ah u dhaawacay Arday iyo dad kale oo ku sugnaa Bosteejadda iyo kuwo ku dhex jiray Baska.

    Gabdhaha la dhaawacay oo daโ€™doodu u dhexeysay 6 jir ilaa 7 jir waxay ahaayeen Arday sugaysay gaarigii Iskuulka ee ay raaci lahaayeen.

    Dhinaca kale, Warbaahinta NHK waxay sheegtay in Ninka geystay weerarkaasi oo daโ€™diisa lagu qiyaasay 40-aadka ama 50-aadka ayaa isagana isku dilay Tooreeydii uu watay oo uu isaga dooxay Luqunta, sida ay Boliska Japan shaaciyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.