Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa sheegay in gebi ahaanba laamiga xiriiraya Garoowe iyo Qardho uu ka goโay tuulada Sinujiif ee gobolka Nugaal.
Balse guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in aysan goโin buundada Middigar oo hore si isku tashiya loo dhisay kadib markii ay daadad gooyeen sannadkii 2013.
