Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka PSF oo qabtay xabno katirsan Al-Shabaab iyo Daacisho
    Somalia

    Ciidanka PSF oo qabtay xabno katirsan Al-Shabaab iyo Daacisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka amniga Dowladda Puntland ee PSF-ta ayaa Howlgallo culus xalay ka fuliyay gudaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland.

    Ciidanka ayaa hawlgalkooda kusoo qabtay 6 xubnood oo ka kala tirsan kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo Daacish, kuwaas ku dhuumaaleysanayay Gudaha Magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay Barta Facebook ee Ciidanka PSF-ta,

    Sidoo kale, Ciidanka PSF-ta ayaa howlgalkooda kusoo qabtay Agab iyo sahay loo waday kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo Daacish.

    โ€œCiidanka PSF hawlgal ay xalay ka fuliyeen gudaha magaalada Bosaso ayaa waxay ku soo qabteen 6 xubnood oo ka kala tirsan kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo Daacish. iyo agab iyo sahay loo waday kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo Daacish.Top of Form

    Howlgalka Ciidanka PSF-ta ay xalay ka fuliyeen Magaalada Boosaaso, ayaa yimid saacado uun kaddib markii Ciidanku ay fashiliyeen Qarax Miino oo la dhigay bartamaha Magaalada, kaas oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo Shacabka iyo laamaha ammaanka.Top of Form

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.