Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga Doorashada Jubbaland oo faah faahin ka bixiyey wixii u qabsoomay.
    Somalia

    Guddiga Doorashada Jubbaland oo faah faahin ka bixiyey wixii u qabsoomay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 22, 2019Updated:June 22, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyey waxqabadka muddadii 3 bilood ahayd ee ay shaqaynayeen.

    Kulanka maanta guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa intii uu socday waxaa lagu sheegay in safarro ay dhowaan ku tageen degmooyinka iyo deeganada gobolada Gedo iyo Jubbada hoose ay kulamo kula soo qaateen qaybaha kala duwan islamarkaana ay u sharraxeen hannaanka loo marayo doorashada.

    Guddoomiye ku-xigeenka guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland Axmed Cumar Maxamed ayaa warbaahinta u sharraxay waxa u qabsoomay guddiga muddadii uu jiray.

    Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland Xamsa Cabdi Baree ayaa u mahadceliyey dhamaan shacabka Jubbaland ee sida diiran ugu soo dhoweeyey deegaanada ay tageen.

    Xamsa Cabdi Barre Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa been abuur ku tilmaamay qoraalka lagu baahiyey baraha bulshada ee ahaa in beesha calaamka ay kala kulmeen cadaadis la xiriira qaabka loo soo xulaayo Xildhibaanada Barlamanka Jubbaland wuxuuna sheegay in doorashadu ay u dhacayso sida loo qorsheeyey.

    Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa howshooda si habsami leh u wata waxaan dhowaan lagu wadaa in ay magaalada soo gaaraan Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka.

    https://www.youtube.com/watch?v=R21bEEJCXTM&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.