Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Abiy oo ka hadlay Afgambigii dhicisoobay (War-saxaafadeed)
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Abiy oo ka hadlay Afgambigii dhicisoobay (War-saxaafadeed)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed ayaa waxaa ugu horeen lagu cambaareeyay Afgembiugii dhicisoobay ee ka dhacay gobolka Waqooyi ee Amxaarada  dalka Itoobiya.

    Abiy Axmed waxa uu sheegay in lagu xadgudbay Dastuurka dalka Itoobiya,isla markaana meel ka dhac ay ku tahay Shacab weynaha mudada soo halgamayay ee Amxaarada Itoobiya.

    Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray Abiy Axmed in marnaba aan la aqbali Karin,waxaana uu digniin u diray dadka horboodayay afgembigii dhicisoobay,balse khasaaraha dhaliyay.

    Afgembigaas ayaa sida la sheegay waxa uu u jeedkiisu ahaa in guud ahaan dalka Itoobiya uu ka dhaco,waxaana laga cabsi qabay in uu ka bilaawdo Mgalada Adis Ababa,waxaana Raโ€™iisul Wasaare Abiy Axmed uu ugu baaqay Ciidamada Federaalka Itoobiya inay dalkooda difaacdaan.

    Afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay deegaanka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu dilay taliyihii Guud ee Ciidamada Itoobiya General Seare Mekonnen,waxaana la jaray qadka Isgaarsiinta Guud ahaan dalka Itoobiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.