Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta tagaya Dhuusamareeb, Heshiisna saxiixaya
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta tagaya Dhuusamareeb, Heshiisna saxiixaya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud.

    Wafti horu-dhac u ah Raโ€™iisulwasaare Kheyre iyo Ilaaladiisa ayaa shalay gelinkii dambe gaaray Dhuusamareeb, kuwaas oo saaka la wareegay amniga Dhuusa-mareeb, gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha.

    Ujeedada safarka Raโ€™iisul Wasaaraha uu ku tagayo Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay, xaaladaha ka taagan Maamulka Galmudug iyo Doorashada aan loo dhameyn ee ay qorsheynayaan inay ka dhacdo Dhuusamareeb.

    Wararka ayaa sheegay in Raโ€™iisulwasaare Kheyre uu dhuusamareeb u tagayo si uu Dowladda Federaalka ugu saxiixo Heshiis ay horey u gaareen Villa Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Ahlu-sunna, kaas oo ku aadanaa in meesha laga saaro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

    Si kastaba ha ahaatee, Safarka Kheyre ee Degaanada Galmudug ayaa u muuqda mid sii cakiraya Xaalada Galmudug, oo haatan u muuqata inay dib ugu laabatay meeshii uu horey uga keenay Madaxweyne Xaaf.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.