Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo bilaabay dhex-dhexaadinta Somalia iyo Kenya
    Somalia

    Mareykanka oo bilaabay dhex-dhexaadinta Somalia iyo Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 26, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya.
    .
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa la kulantay safiirka Maraykanka Donald Yamamoto iyagoo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboonaaday labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya.

    โ€œWaxaan soo dhoweeyay oo aan la kulmay Ambassador Donald Yamamoto, Wakiilka Maraykanka ee Soomaaliya waxaana isweydaarsanay aragtiyada kala duwan iyo doorka Maraykanka ee gobolka ee ah ammaanka iyo xasiloonida,iyadoo kulankana uu goobjoog ka ahaa Amb. Kyle McCarter safiirka Maraykanka ee Kenya,โ€ayay ku soo qortay boggeeda Twitterka CS Juma.

    Dhinaca kale Wareysi uu siiyay Telefishinka Citizen ee Kenya laga leeyahay ayaa Amb, Kyle McCarter safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Kenya oo laga weeydiiyay haddii meelo kale lagu xaliyo muranka Badda,sida Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ, isaga oo ku jawaabay

    โ€œWaxaa hubaal ah in labada dal ay yihiin kuwo wax wadaag ah oo uu dagaal kala dhaxeeyo ururka Al-Shabaab, anaga waxaan sitoos ah ugu jirnmaa xalintooda waayo waa ay wanagsan tahay in la wada ilaaliyo deris wanaagsa ayuu yiri Amb, Kyle McCarter.

    Khilaafka ka dhexeeya dowlada Soomaaliya iyo Kenya oo soo jiitamayay tan iyo sanadkii 2014kii ayaa waxaa lagu wadaa inay goโ€™aan ka gaarto dhamaadka sanadkan Maxkamada Caalmaiga ah ee ICJ hase yeeshee dowlada Kenya ayaa dooneysa in lagu xaliyo murankan qaab wadahadal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.