Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta ku wajahan Guriceel
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta ku wajahan Guriceel

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xsan Cali Kheyre oo weli ku sugan Magaalada Caabudwaaq iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in uu safar ku tago Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

    Shalay gelinkii dambe waxaa gaaray wufuud horudhac u ah safarka ra’iisul Wasaaraha oo ay ka mid yihiin xildhibaano iyo xubno ka socda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

    Magaalada Guriceel ayaa waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha,waxaana meelaha qaar lagu dhejiyay sawirka Ra’iisul Wasaaraha,waxana ammaanka siweyn u adkeynaya qaar ka mid ah ilaaladiisa iyo Ciidamo ka tirsan dowladda oo Guriceel ku sugan.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii uu tago degmada Guriceel waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Mas’uuliyiinta degmadaas iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Odayaasha degmadaas si uu wadatashiyo ula yeesho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    June 23, 2025

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    June 23, 2025

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.