Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Maxkamadda Racfaanka oo soo gaba-gabeysay dhageysiga Kiiskii Caa’isho
    Somalia

    VIDEO: Maxkamadda Racfaanka oo soo gaba-gabeysay dhageysiga Kiiskii Caa’isho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Racfaanka Gobalka Nugaal ayaa maanta markii Saddexaad u fariisatay Dhageysiga Racfaanka Dacwadda Kiiskii Caaโ€™isho Ilyaas aadan oo aheyd Gabar 12 sanno jir ah fal afduub, kufsi iyo dil ah loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Qareenada u dooday Saddex Eedeysane ee loo heysto Kiiska oo horey Maxkamadda Darajada Kowaad ee Gobalka Nugaal ugu soo riday xukun dil ah, iyo Xeer ilaalinta ayaa hor-tagay Maxkamadda, Iyadoona dood kadddib kulanku soo idlaaday.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Nugaal, oo soo xiray kulanka Saddexaad ee dhageysiga Kiiska Caaโ€™isho, ayaa sheegay in Maxkamaddu ay berri ku dhawaaqeyso Go,aanka Kiiska Caaโ€™isho Ilyaas.

    https://www.youtube.com/watch?v=xNQfqgcFgGo&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.