Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sarkaal sare oo kasoo goostay Kooxda Al-Shabaab
    Somalia

    Sarkaal sare oo kasoo goostay Kooxda Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dawladda Soomaaliya sidda ay shaacisay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.

    Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa Mukhtar Mohamed Abdi waxaana uu ku magac dheer yahay (Mukhtaar Ganeey) waxaana la sheegay in markii uu isa soo dhiibayey in uu lasoo xariiray Hay’adda NISA.

    Waxaa uu sheegay in Hay’adda Nisa ay u sahashay in uu isa soo dhiibo, islamarkaana uu kasoo goosto Al-Shabaab.

    View image on Twitter

    View image on Twitter

    NISA@HSNQ_NISA

    Waxaa hadda Muqdisho soo gaaray Mukhtar Mohamed Abdi (Mukhtaar Ganeey), oo ahaa sargaal sare oo muddo dheer ka tirsanaa argagixisada Alshabab, kadib markuu ka dalbaday NISA inay u sahasho sidii uu uga soo goosan lahaa.579:50 AM – Jun 29, 201928 people are talking about this

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    June 23, 2025

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    June 23, 2025

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.