Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Kenya oo lagu Eedeeyay dilalka dad rayid ah
    Somalia

    Booliska Kenya oo lagu Eedeeyay dilalka dad rayid ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 4, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliiska Dalka Kenya ayaa inta badan lagu eedeeyaa inay adeegsadaan awood xad-dhaaf ah oo sharciga ka baxsan marka ay ku jiraan howlgaladooda.

    Warbixin cusub oo la dabaabacay Arbacadii shaley ayaa hayโ€™ada xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ay sheegtay in booliisku uu ku lug leeyahay dilalka ugu yaraan 21 qof, laga soo bilaabo bishii August ee Sanadkii hore ee 2018, dilalkaas oo ay ku jiran 2 qof oo ka soo jeeda xaafadaha Isku raranta ah.

    Dadka la dilay ayaa waxaa ku jiray Tagsiile u xamaalan jiray laba Carruur ah,hayeeshee Booliska Kenya ay u arkeen Nin ay siweyn u doon doonayeen oo ku lug leh carqalado badan oo dhacay.

    Cilmi bare ka tirsan  Hayโ€™adda Human Rights Watch ayaa sheegay in dilalka Booliska Kenya ay yihiin kuwo isku eg oo si isku mid ah u dhaca.

    โ€œBooliska ayaa Baraha Bulshada soo dhigaya sawirka qof tuug ah oo ay u digayaan,asbuuc ama laba isbuuc kadib waxaa la helayaa oqfkii oo meyd ah,Guryaha ayay dadka ku weerarayaan iyo wadooyinka waana ay xirayaan qofka iyaga oo maalin cad dadka hortooda ku tooganaya ayuu yiri Cilmi bare ka tirsan  Hayโ€™adda Human Rights Watch.

    Waalidiinta ku nool xaafadaha Isku raranta ee Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inay cabsi soo wajahday, iyaga oo ka baqdin qaba in Booliska Kenya ay sibareer ah u waxyeeleeyaan Carruurtooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.