Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cuba oo wada qorshe ay howlgal uga fulinayso Soomaaliya
    Somalia

    Cuba oo wada qorshe ay howlgal uga fulinayso Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Cuba ayaa xaqiijiysay in ay nool yihiin Labo dhakhtar oo Kubaan ah oo laga soo afduubtay xuduudda Kenya ee Soomaaliya bishii April ee sanadkaan sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka Cuba.

    Wasiirka Caafimaadka ee Cuban Jose Angel Portal oo Shirkii jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Havaana wuxuu sheegay in Cuba ay samaynayso wax walba oo macquul ah si loo sii daayo dhaqaatiirka lagu heysto Soomaaliya.

    Wasiirka ayaa xusay in ay socdaan dadaallo ay waddaan Hayโ€™addaha kala duwan ee dowladda Cuba iyo waliba Kenya.

    Waxaa uu tilmaamay in dowladda ay wadahadal la furi doonto Kooxda dhaqaatiirka Gacanta ku haya.

    โ€œXukuumadda Cuba ma joojin doonto dadaalkeeda ku aadan sii deynta,โ€ayuu yiri Wasiirka.

    Landy Rodriguez iyo assel-ka ah Assel Herrera oo ah labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba ayaa lagu heystaa Soomaaliya, waxaana horay looga soo Afduubtay dalka Kenya oo ay ka waddeen howlo caafimaadka.

    Dowladda ayaa aaminsan in Kooxda heystaa ay ku sugan yihiin goobo ay maamulaan Ururka Al-Shabaab oo adag tahay in laga helo xog dheeraad ah Xaaladooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.