Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»IGAD oo War kasoo saartay Xaalada Galmudug
    Somalia

    IGAD oo War kasoo saartay Xaalada Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 8, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay howlaha dib u heshiisiinta iyo dhismaha ah ee  ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo maleeshiyaadkii ka tirsanaa Ahlusunna ee dhawaan lagu biiriyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

    Xoghayaha Urur Goboleedka IGAD  Maxbuub Macalin ayaa soo dhaweeyay qodobda ay ku heshiiyeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlusunna oo ay ka mid ahaayeen ku daristii Ciidamadii Ahlusunna kuwa Dowladda Soomaaliya, waxaana uu sheegay inay tahay mid dowladda Soomaaliya ka saacideysa Guud ahaan sugida amniga dalka oo dhan.

    Sidoo kale, Xoghayaha Urur Goboleedka IGAD ย Maxbuub Macalin, ayaa intaas ku daray in Urur Goboleedka IGAD uu garan-istaag u muujin doono howlaha dib u heshiisiinta ah ee ka socda deegaanada Galmudug oo ay wadaan dowladda Federaalka iyo dadka Reer Galmudug.

    โ€œWaan soo dhaweyneynaa howlaha ka socda Dowlad goboleedka Galmudug iyo ku biiristii Ciidamada Ahlusunna kuwa Dowladda Soomaaliya,waana garab taaganahay,waxana ugu baaqayaa dadka ku nool deegaanada Galmudug inay halkaasi kasii wadaan howlaha dib u heshiisiinta ah si guulo waaweyn loo gaari ayuu yiri Maxbuub Macalin.

    Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali  Kheyre Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada & Xildhibaano ayaa ku sugan deegaanada Galmudug,waxaana dowladda ay ku guuleysatay in Ciidamadii Ahlusunna lagu daro kuwa dowladda Soomaaliya,isla markaana xaquudooda ay bixin doonto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.