Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Qarax Gaari lagu soo raray,ayaa goor dhaweyd lagu weeraray Hotel Cas-Caseey magaalada Kismaayo. Qaraxa kadib Rag hubaysan,ayaa gudaha ugalay Hotelka,waxaana hada socda Rasaas xoog badan. Lasoco wararkayaga danbe. Jibril Qoobey.
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PLNovember 19, 2025