Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Hir-shabelle oo ku wajahan Dhuusa-mareeb
    Somalia

    Madaxweynaha Hir-shabelle oo ku wajahan Dhuusa-mareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo Isniin ah la filayaa in uu u ambabaxo  Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

    Madaxweyne Waare ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaato Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo maalmahaan ku sugan Magalada Dhuusamareeb, iyaga oo ka wada hadli doono arrimo dhowr ah.

    Wararka qaar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Waare uu Raโ€™iisul Wasaaraha kala hadli doono in uu yimaado deegaanada Hir-Shabeelle, waxaana sidoo kale wararka la helayo ay sheegayaan in Raโ€™iisul Wasaare Kheyre uu u yeeray Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

    Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku sugnaa Magalada Baladweyne,isaga oo halkaasi u tegay khilaaf sabab u ahaa xilka qaadistii uu ku sameeyay guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo diiday xilka qaadistaas wallow sabtidii uu ugu dambeyn xilkii wareejiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.