Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»NISA oo War kasoo saartay howlgal ka dhacay duleedka Muqdisho
    Somalia

    NISA oo War kasoo saartay howlgal ka dhacay duleedka Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraal lagu soo daabacay barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay todobaadkii hore duleedka Muqdisho lagu soo qabtay shaqsi u shaqeynayay shirkad ganacsi.

    Lama sheegin magaca shaqsiga iyo shirkadaba ganacsiga uu u shaqeeynayay, hase ahaatee waxaa la sheegay in lagu tuhunsan yahay shaqsigaas u sahlida isu kala gudbiska dhaqaalaha shabakad xaalado amni daro ka waday magaalada Muqdisho.

    โ€œSida aan kusoo gudbinay โ€œTweetโ€ kii hore ee(11/7/2019), ciidanka Amniga ayaa soo qabtay shakhsi u shaqeeya shirkad ganacsi, kaasoo lagu tuhunsanyahay u sahlida isu gudbiska dhaqaalaha shabakad xaalado amni daro kawaday Magaalada Muqdishoโ€ayaa lagu yiri qoraalka lagu daabacay barta Twitter-ka ee NISA

    Inta badan qoraalada NISA ku soo daabacdo barta ay ku leedahay Twitter-ka ayay faah faahintooda ay aad u kooban yihiin, waana tan keentay in aan wax badan laga ogaan howlgalada NISA ka sameyso Muqdisho iyo hareeraheeda oo qoraal kaliya lagu ogaado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.